Dowladda oo shaacisay in howlgal qorsheysan lagu dilay in ka badam 70 xubnood oo katirsan Al Shabaab

War-saxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ka badan 70 xubnood oo katirsan Al Shabaab ah lagu dilay laguna dhaawacay 30 kale, kaddib hawlgal ay iska kaashadeen ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka oo laga fuliyay hawdka deegaanka Tabar-mooge oo qiyaastii 28-km Waqooyi kaga beegan magaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug. Maleeshiyaadka la laayay ayaa … Continue reading Dowladda oo shaacisay in howlgal qorsheysan lagu dilay in ka badam 70 xubnood oo katirsan Al Shabaab